Is Diwaangali
IKu soo dhawoow XIRFADLE Technical School (TVET), halkaas oo xirfadaha wax ku oolka ahi ay furaan fursado mustaqbal wanaagsan. Halkudhiggeenna waa “IS DIIWAANGELI – BARO XIRFAD – SHAQO HEL” wuxuu ka tarjumayaa himiladeenna ah inaan ardayda u diyaarinno shaqo iyo iskaa-u-shaqaysi. Buuxi foomka codsiga ee hoose, dooro koorsada aad xiisaynayso, kuna tallaabso dhisidda xirfadahaaga, xaqiijinta himilooyinkaaga iyo gaarista mustaqbal guul leh. Mustaqbalkaaga wanaagsan Halkan ayuu ka bilowmaa!
